Qaamuuska
()eeg Qaamuus. qaamuus
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh Qaamuuska ↴
qaamuus [m.l] (-syo, m.dh)
Buug lagu ururiyey ereyo badan oo af leeyahay oo isugu xiga sida alifka u kala horreeyo, eray walbana ay ku hor qoranyihiin macnihiisa, qaabkiisa iwm.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg