RNA
(m.dh)

(baay.) Iskudhis kakan oo orgaanik ah. Lagana helo unugyada nool kaas oo saameeya samayska borotiin. Fayrasyada qaarkood, RNAdu waxa kale oo ay u tahay walax hiddo side.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh RNA

aabburnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aabburan. aabburnaansho

aabburnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg aabburnaan aabburnaan

qaabdarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaabdaran. ld qaabdarnaansho. qaabdaran, qaabdarnaansho

qaabdarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qaabdarnaan. qaabdarnaan

edebdarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg edebdaran. ld edebdarnaansho, edebdarro. edebdarnaansho, edebdarro

edebdarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld edebdarnaan. edebdarnaan

ibamarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibamaran. ld ibamarnaansho, ibamayeysnaan, iba-maryeysnaansho. ibamaran, ibamarnaansho, ibamayeysnaan, iba-maryeysnaansho

ibamarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ibamarnaan. ibamarnaan

jaansaarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaansaaran. ld jaansaarnaansho.

jaansaarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jaansaarnaan.

r [m.dh]
(ra') Xarafka toban iyo toddobaad ee xuruufta af soomaaliga, waana shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg