aa'
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-'ay, -'day)

1. Cid ama wax garaacid, u cagajuglayn. 2. Dagaallamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aa'

aa' [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-'ay, -'day)
1. Cid ama wax garaacid, u cagajuglayn. 2. Dagaallamid.

aa'id [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aa'. aa'

jaa'ifee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
1. Waxyeello weyn oo aafeed cid gaarsiin; aflagaaddee. 2. Nabar foolxumo reeba cid wejiga ka gaarsiin.

jaa'ifeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaa'ifee. jaa'ifee

caa'ilo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective] (-ooyin m.l)
Qoys, qaraabo. qoys, qaraabo

faa'id [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld faa'iid. faa'iid

faa'idaddoon [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld faa'iidaddoon. faa'iidaddoon

faa'idee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
ld faa'iidee. faa'iidee

faa'ideyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld faa'iideyn. faa'iideyn

faa'ideysad [m.l]
ld faa'iidaysasho. faa'iidaysasho

aa [Qurub | Diirad, Particle | Focus]
ld baa.

aa [mu.dhm.y]
1. ld Aad. 2. ld aydin.

aa [Erey Dareen | Exclamation]
Cod lagu muujiyo xanuunka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg