aabbo
(u.j ld)

eeg aabbe. ld aabo. aabbe

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aabbo

aabbe [m.l ] (-bayaal, m.l/m.dh)
1. Nin ubad dhalay. 2. (u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow! ld aabbo, aabe. aabbo

aabo [m.l]
Dareen naxariis, rabitaan iyo xurmayn leh oo qof qof kale u hayo. eeg aabbo, aabbe.

asaabboon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax aan dembi ama xumaan samayn ahaansho (qof).

asaabboonaan [m.f.dh]
eeg asaabboon. ld asaabboonaansho.

asaabboonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld asaabboonaan.

bahwadaag [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Walaalo isku hooyo ah aan isku aabbo ahayn. 2. Dad, ummad, iwm oo isgaashaanbuursi ka dhexeeyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg