aabbur1

Qaabnax: m.l  Isrogrogga: (-rro, m.dh)  

Weel yar, wax lagu shuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afka lagaga xiro.

aabbur2

Qaabnax: f.g1  Isrogrogga: (-ray, -rtay) 

Dhiil, haan iwm weel yar oo wax lagu shuban karo afka kaga xirid.


Ku Badal Luuqad Kale!

Ereyada la isku gaabiyay ee ‘Qaabnax’ fasiraadooda halkan ka eeg