aabe
(m.l) (-bayaal, m.l/m.dh)eeg aabbe. aabbe
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aabe ↴
aabayeelid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aabayeel². ld aabayeel¹
(2), aabeyeelid. aabayeel, aabeyeelid
aabayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aabee. aabee
aabbe [m.l ] (-bayaal, m.l/m.dh)
1. Nin ubad dhalay. 2. (u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow! ld aabbo, aabe. aabbo
aabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
1. Cid qaddarin
ama tixgelin siin. 2. Weel asal iyo xaydh
marin, si uusan biyaha, caanaha iwm u
habin.
aabeyeelid [m.f.dh ld]
eeg aabayeelid aabayeelid
jaabajaabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
ld jaabee. jaabee
jaabajaabeyn [m.dh]
1. Dad isku dhex jira oo aan isgaranayn. 2. Dad keli keli ah. 3. ld
jaabeyn. jaabeyn
jaabajaabeys [m.l]
ld jaabeyn. jaabeyn
jaabajaabeysad [m.l]
ld jaabeysasho. jaabeysasho
jaabajaabeysasho [m.dh]
ld jaabeysasho. jaabeysasho
aa [Qurub | Diirad, Particle | Focus]
ld baa.
aa [mu.dhm.y]
1. ld Aad. 2. ld aydin.
aa [Erey Dareen | Exclamation]
Cod lagu muujiyo xanuunka.