aadaminnimo
(m.dh)

Aadami ahaansho. ld aadminnimo. aadminnimo

aadaminnimo
(m.dh)

1. (fals.) Isku taxluujin ku xiran danaha aadamiga, anshaxiisa iyo barashadiisa. 2. (fals.) Dhaqanka qorista (qarnigii 14aad ilaa iyo kii 16aad ee ku saleysan barashada Giriigga iyo Roomaaniyiintii hore).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aadaminnimo

aadminnimo [m.dh]
eeg aadaminnimo¹. aadaminnimo

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg