aadeer
(m.dh)

eeg adeeryo. adeeryo

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aadeer

gaadeeryo [m.dh]
1. Dheddigga goodirka. 2. Nooc ka mid ah deerada buuraha ku nool. 3. Nooc carmada ka mid ah.

adeeryo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Goodirka midkiisa dheddig. ld aadeer.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg