aadsiin
(m.dh)

eeg aaddin. aaddin

Dheeraadsiin*

waa darajo sare oo dhaqan wanaagsan ah oo Allah ku galadaysto qof: Fadiilo


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aadsiin

aaddin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aaddi. ld aadin, aadsiin. aadin, aadsiin

kaadsiinyo [m.l]
Ku degdegid la'aan.

qaadsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaadsii. ld qaadsiis.

abaadsiin [m.dh]
ld abaadin.

dhibaadsiin [m.dh]
ld dhibaadin.

duw [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-uway, -uday; f.a: du')
1. (f.g) Wax leexin. 2. (f.g) Cid wax tusid. 3. (f.mg) Ku d.: wax meeshii lala rabay ku toosin; aadsiin; ku leexin. 4. (f.mg) Iskud./isud.: wax isku dubbarrid.

jahee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-heeyay, -haysay)
Qof jaho aadsiin. ld jihee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg