aadyar
(m.dh.fk)

eeg aayar. aayar

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aadyar

aayar [m.dh.fk]
Si deggan oo miyir leh. ld aad yar, aadyar.

garaadyar [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-raa, -rayd)
Qof caqli yar ahaansh.

garaadyaraan [m.f.dh]
eeg garaadyar. ld garaadyari, garaadyar.

garaadyari [m.dh]
ld garaadyaraa.

garaadyaro [m.dh]
ld garaadyaraa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg