aaf
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Meel la deggenyahay ama ceel agagaarkood.

Shaacis, Shaaciyoow, Shaaciye, faafin, Faafis*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aaf

aafayn [m.dh]
eeg aafee. ld aafeyn. aafeyn

aafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
Cid aafo gaarsiin.

aafeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax aafo haleeshay ahaansho.

aafeysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aafeysan. ld aafeysnaansho. aafeysnaansho

aafeysnaansho [m.l.dh]
eeg aafeysnaan. aafeysnaan

aafo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Dhibaato weyn oo abaar, cudur ama colaadi ay keentay oo guud ahaan u saameysa nafley badan; dhibaato aad u weyn.

aafoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aafow. aafow

aafow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax aafeysan noqosho (nafley badan).

faaf [m.l]
1. Meesha wabiyadu iyo daadadku ku fatahaan. 2. ld faafid. faafid

a [m.dh]
(a') Xarafka koowaad ee xuruufta af soomaaliga, ahna shaqal gaaban.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg