aafee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -feysay)

Cid aafo gaarsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aafee

aafayn [m.dh]
eeg aafee. ld aafeyn. aafeyn

jaa'ifee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
1. Waxyeello weyn oo aafeed cid gaarsiin; aflagaaddee. 2. Nabar foolxumo reeba cid wejiga ka gaarsiin.

naafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -faysay)
1. Nafley naafo ka dhigid. 2. Xag dhaqaale, xoog iwm dhaawicid.

qaafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -faysay)
ld qaafi.

xagaafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
Neef xagaafo shilin, ragaad kaga gurid.

curraafee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-feeyay, -feysay)
Xiddiga ka faalin. ld curraafi, currafee, currafi.

gadaafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eeysay)
Cid gardareysasho.

jallaafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
ld jallaaf.

jillaafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
ld jillaaf.

aaf [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Meel la deggenyahay ama ceel agagaarkood.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg