aafeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax aafo haleeshay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aafeysan

aafeysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aafeysan. ld aafeysnaansho. aafeysnaansho

aafow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax aafeysan noqosho (nafley badan).

naafeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax naafo noqday ahaansho (nafley).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg