aagga-qabow
(m.l) (-gag-qabow, m.l)

(jool.)Soohdinta dhulka dushiisa ee kala soocda hawo qabow iyo hawo diiran. Hawada qabow ayaa hoos ka cadaadisa tan diirran.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aagga-qabow

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg