aameel
(m.l) (-llo, m.dh)

1. Weel qori ka samaysan oo aan dabool lahayn oo lo'da iyo geela lagu maalo; haruub; doobi. 2. Wixii waxay arkaan iska raacaan. haruub, doobi

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aameel

dhaameel [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Abqo.

dhaameelsasho [m.f.dh]
eeg dhaameelso.

dhaameelso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Dhaameel gurasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg