aamminsanow
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-naaday, -naatay)

1. Qof, wax cid aamminka ku qabo noqosho. 2. Qof, wax rumaysan jiritaanka Eebbe iyo diinta noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aamminsanow

aamminsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg aamminsanow; ld aamminsanaan.

aamminsan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
1. Qof, wax cid aammin ku qaba ahaansho. 2. Qof, wax rumaysan jirista Eebbe iyo diimaha ahaansho. Tus. “Diinta Islaamka ayaan aamminsanahay”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg