aamminsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)

Qof in uu wax aammino ka oggoleysiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aamminsii

aamminsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aamminsii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg