aammusan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax aan hadlayn ahaansho; shibban (cid).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aammusan

aammusnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aammusan. ld aammusnaansho.

aammus [m.l]
1. Hadal la'aan. 2. Shib. 3. ld aammusid.

aammus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
1. Hadal joojin. 2. Wax sheegiddiisa ka gaabsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg