aanaysasho
(m.f.dh)

eeg aanayso. ld aanaysad, aanaysi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aanaysasho

aanaysad [m.l]
ld aanaysasho.

aanaysi [m.l]
1. Godob u raadsi. 2. Xigtaysi. ld aanaysasho.

ammaanaysasho [m.f.dh]
eeg ammaanayso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg