aanaysi
(m.l)

1. Godob u raadsi. 2. Xigtaysi. ld aanaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aanaysi

naanaysid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naanays³. ld naynaasid.

aanaysasho [m.f.dh]
eeg aanayso. ld aanaysad, aanaysi.

ammaanaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof ammaano u dhiibid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg