aardoon
(m.l)

Qof, qof kale oo dakane ka galay raadinaya. ld aardoonad, aardoonasho, aarsashaddoon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aardoon

aardoonad [m.l]
ld aardoonasho.

aardoonasho [m.f.dh]
eeg aardoono. ld aardoonad.

aardoono [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ntay, -natay)
Qof in uu aano soo guto meel u aadid.

aarsashaddoon [m.l]
ld aardoon.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg