aardoonasho
(m.f.dh)

eeg aardoono. ld aardoonad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aardoonasho

aardoon [m.l]
Qof, qof kale oo dakane ka galay raadinaya. ld aardoonad, aardoonasho, aarsashaddoon.

aardoonad [m.l]
ld aardoonasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg