aardoono
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ntay, -natay)

Qof in uu aano soo guto meel u aadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aardoono

aardoonasho [m.f.dh]
eeg aardoono. ld aardoonad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg