aargudis
(m.dh)

ld aargudid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aargudis

aargudid [m.f.dh]
eeg aargud. ld aargudasho, aargudis.

aargud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Ka aa.: cid dakano ay gashay ka gudid. 2. U aa.: cid qof laga dilay, ciddii dishay qof ka mid ah dilid. ld aargudo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg