afkalaqaadid
(m.dh)

1. Afkalaqaad. 2. Afka oo la kala qaado; hadlid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afkalaqaadid

afkalaqaad [m.l]
ld afkalaqaadid.

afkalaqaad [m.l]
ld afkalaqaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg