afmiinshaar
(m.l) (-rro, m.dh)Qof ku meel mariya wuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagari ku jirto. ld afmiishaar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afmiinshaar ↴
afmiinshaarayn [m.f.dh]
eeg afmiinsharee. ld afmiishaarayn.
afmiinshaaree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
Qof wuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagari ku jirto ku meel marin. ld afmiishaaree.
afmiinshaarnimo [m.dh]
Afmiinshaar ahaansho. ld afmiishaarnimo.
afmiishaar [m.l]
ld afmiinshaar.
afmiishaarayn [m.dh]
ld afmiinshaarayn.
afmiishaaree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
ld afmiinshaaree.
afmiishaarnimo [m.dh]
ld afmiinshaarnimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg