aftir
(m.l) (-rro, m.dh)Cad maro ah ama warqad afka lagu tirto.
aftir
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-ray, -rtay)1. (f.g) Wax af la' ka dhigid (qalab wax gooya). 2. (f.mg) Qof af u tirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aftir ↴
aftirasho [m.f.dh]
eeg aftiro.
aftirid [m.f.dh]
eeg aftir².
aftiro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Qof, wax sida dufan, caano iwm oo afkiisa ku yaal iska bi'in.
naftir [m.l]
N.kayga, n.kaaga, iwm: israacinta nafley dhaawac ah la israaciyo.
naftir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Dhaawac israacin.
naftirid [m.f.dh]
eeg naftir².
tifaftir [m.l]
ld tifaftirid.
tifaftir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
War iwm si bayaan ah oo qeexan u sheegid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg