afuufan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fmay, -fantay; -fmi)Wax la afuufay noqosho.
afuufan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-fnaa, -fnayd)Wax la afuufay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afuufan ↴
afuufmid [m.f.dh]
eeg afuufan¹.
afuufnaan [m.f.dh]
eeg afuufan². ld afuufnaansho.
afuuf [m.l]
1. ld afuufid. 2. Soor a. ah: soor aan iidaan lahayn. 3. Xirsi yar oo ummulaha iyo carruurta loo xiro.
afuuf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Neef afka ka soo baxday wax ku sii deyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg