agaasiman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-innaa, -innayd)Wax la agaasimay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh agaasiman ↴
agaasinnaan [m.f.dh]
eeg agaasiman. ld agaasinnaansho.
hannaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Wax si wanaagsan u agaasiman. 2. Qaab wanaagsan oo wax leeyihiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg