agabso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Cid ciirsi ka dhigasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh agabso ↴
agabsasho [m.f.dh]
eeg agabso. ld agabsad.
hagabso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Aragti yari awgeed tartiib u socosho. 2. Wax aan la garanayn ka hadlid. ld hakabso.
agab [m.l]
1. Faa'idada iyo waxtarka ay cidi leedahay. 2. Ciirsi; miciin.
agab [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Qalabka guri, makhaayad iwm looga adeegto.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg