agagse
(m.l)

1. Waxa laga baxsho ama laga qasho xoolo la soo dhaco inta aan la qeybsan. 2. Wax yar oo kororsiimo ahaan loo siiyo qof xoola la soo dhacay oo la qaybsaday wax yar ka helay. ld agaagse.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh agagse

agaagse [m.l]
ld agagse.

agagsi [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Cid agagse siin.

agag [m.l]
ld agaag.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg