aguug
(m.l)ld aguugid.
aguug
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)1. Cid, ceel, god iwm duugid. 2. Isku a.: dad yoobsan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aguug ↴
aguugan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
Wax la aguugay noqosho.
aguugan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax la aguugay ahaansho.
aguugid [m.f.dh]
eeg aguug². ld aguug¹.
aguugmid [m.f.dh]
eeg aguugan¹.
aguugnaan [m.f.dh]
eeg aguugan². ld aguugnaansho.
aguugnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld aguugnaan.
daguug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Ceel, god iwm aasid. 2. Wax baabbi'in.
daguugan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
Wax la daguugay noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg