ahaw
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-aaday, -aatay)

Wax xalaad ku sugan noqosho. ld ohow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ahaw

baahawadaag [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
B. ah: dad iskaashi iyo wax wadaqabsi ka dhaxeeya.

ohow [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ooday, -ootay)
ld ahaw.

jahawareer [m.l]
ld jaahwareerid.

jahawareer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld jaa-hwareer².

jahawareeri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld jaah-wareeri.

jahawareerid [m.dh]
ld jaahwareerid.

jahawareerin [m.dh]
ld jaahwareerin.

jahawareersan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld jaahwareersan.

jahawareersanaan [m.dh]
ld jaahwareer-sanaan.

ah [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4]
(yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.

ah [Erey Dareen | Exclamation]
ld aah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg