ahaysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Wax xalaad gaar ah ku sugid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ahaysii

ahaysiin [m.f.dh]
eeg ahaysii.

jahaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Nafley qiblada u jeedin. ld jihaysii.

jahaysiin [m.f.dh]
eeg jahaysii. ld jihaysiin.

qaddar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax ahaysiin (Ilaah).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg