ahbi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld abhi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ahbi ↴
abhi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof maaggan in uu cid dhibaateeyo ereyo uu ku qaboobo ku dhihid. ld ahbi.
abhin [m.f.dh]
eeg abhi. ld abhis, ahbin, ahbis.
ahbin [m.dh]
ld abhin.
ahbis [m.l]
ld abhin.
tahbiib [m.l]
ld tahbiibid.
tahbiib [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Ku t.: cid wax inay samayso ku qasbid.
tahbiibid [m.f.dh]
eeg tahiib². ld tahbiib¹.
ah [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4]
(yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
ah [Erey Dareen | Exclamation]
ld aah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg