ajnebi
(m.l)Nin aan u dhalan dalka uu joogo; shisheeye.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ajnebi ↴
ajnebiyad [m.dh]
Dumar aan u dhalan dalka ay joogto.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg