albaaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

Wax la albaabay noqosho (irrid).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh albaaban

albaabnaan [m.f.dh]
eeg albaaban. ld albaabnaansho.

albaab [m.l] (-bbo/-byo, m.dh)
Bir, loox iwm oo hab gaar ah loo sameeyey oo guryaha irdahooda lagu awdo.

albaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Irrid, albaab u yeelid. 2. Albaab furan xirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg