albaabjooge
(m.l) (-gayaal, m.l/dh)Qof guri weyn, xafiis iwm ilaaliya oo iridda laga soo galo jooga.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh albaabjooge ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg