aleelatuurid
(m.f.dh)

eeg aleelatuur².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aleelatuurid

aleelatuur [m.l]
Nooc faalka ay haweenku dhigaan ka mid ah oo ay aleesha ku faaliyaan.

aleelatuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Aleel ku faalin (haween).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg