allaylehe
(Erey Dareen | Exclamation)

Erey la yiraahdo marka wax dhacay ay sidii loo filayay noqdaan; akkidid in wax dhacay ay sidaas noqonayaan. Wuxuu ka koobanyahay “Alle”, “i” iyo “lehe”. ld allaylee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh allaylehe

allaylee [Erey Dareen | Exclamation]
ld allaylehe.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg