allif
(m.l)

ld allifid.

allif
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)

Maanso, muusiko, figrad cilmiyeed iwm curin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh allif

maahmaah [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
Maamaah sheegid ama allifid.

allifaad [m.dh]
Awoodda qof u leeyahay wax curinta. ld allifid.

allife [m.l] (-fayaal, m.l/dh)
Qof maanso, muusiko, figrad iwm curiya.

allifid [m.f.dh]
eeg allif². ld allif¹, allifaad (2).

curi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax aan hore u jirin samayn, sida maanso, muusika iyo qoraal allifid.

curis [m.l] (-syo, m.dh)
1. (-syo, m.dh) Maanso ama sheeko la allifay. 2. (-syo, m.dh) Curiye kiimikaad. 3. ld curin.

kallif [m.l]
Wax fulintoodu ay dhib tahay.

kallif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Wax fulintoodu ay dhib tahay cid ku khasbid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg