allifid
(m.f.dh)

eeg allif². ld allif¹, allifaad (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh allifid

maahmaah [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
Maamaah sheegid ama allifid.

allif [m.l]
ld allifid.

allifaad [m.dh]
Awoodda qof u leeyahay wax curinta. ld allifid.

curi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax aan hore u jirin samayn, sida maanso, muusika iyo qoraal allifid.

kallifid [m.f.dh]
eeg kallif².

maaxo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xday, -xatay)
1. Ceel maax yeelasho. 2. gabay, hees oo badan iwm allifid. 3. Ku m.: wax horey la isugu ama la isu faray dib u soo xusuusasho. 4. Biyo calowsan kala miirmid.

musallifid [m.f.dh]
eeg musallaf². ld masallafid, musallafid.

allif [m.l]
ld allifid.

allif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Maanso, muusiko, figrad cilmiyeed iwm curin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg