amar
(m.l) (-rro/awaamiir, m.dh)1. Erey ama weer cid lagu farayo inay hawl fuliso. 2. Dhibaato weyn. 3. Kibir iyo qab weyni wadajira. 4. A. Alle: maqaadir Alle.
amar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-mray, -martay; -mri)Qof hawl inuu fuliyo farid.
samareeb*
Wax fiican oo waxtar leh sabab u noqosho.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Kamarad*
Aalad wax sawirta. Kaamiro.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh amar ↴
ha [qr. 1. (nax.)]
Qurub ka hormara falka wax lagu farayo cid kale. Tus. “Wiilasha buugta
ha akhriyeen”. 2. Qurub ka hormara falka wax lagu reebayo (fal amar diidmo). Tus.“Ha keenin!”.
yaa [qr.]
Yaan: markii qurubka diidmada 'aan
2' lagu lifaaqo amar diidmo ayuu muujiyaa. Tus. “Yaanu keenin”.
ibamar [m.l]
Maridda hal irmaan afarta naas laga maro. ld ibamaryo. ibamaryo
ibamar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Hal irmaan afarta naas ka marid. ld ibamaryee. ibamaryee
ibamarad [m.l]
ld ibamarasho. ibamarasho
ibamaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la ibamaray ahaansho (hal irmaan). ld ibamaryeysan. ibamaryeysan
ibamarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibamaro. ld ibamarad, ibamaryeysad, ibamaryey-sasho, ibamaryeys ibamaro, ibamarad, ibamaryeysad, ibamaryey-sasho, ibamaryeys
ibamarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibamar². ld ibamar-yeyn. ibamar, ibamar-yeyn
ibamarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibamaran. ld ibamarnaansho, ibamayeysnaan, iba-maryeysnaansho. ibamaran, ibamarnaansho, ibamayeysnaan, iba-maryeysnaansho
ibamarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ibamarnaan. ibamarnaan