ambabbax
(m.l)1. ld ambabbixid. Billowga socdaalka. 2. Lacag jidmar ah. 3. A. ah: qof markaa socdaal bilaabaya.
ambabbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)Qof socdaal billaabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ambabbax ↴
ambabbaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax ambabbaxay ahaansho (cid).
ambabbaxsanaan [m.f.dh]
eeg ambabbaxsan. ld ambabbaxsanaansho.
ambabbaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ambabbaxsanaan.
ambabbixid [m.f.dh]
eeg ambabbax². ld ambabbax¹ (1).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg