ambi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Cid jahada toosan ka lumin. 2. Nafley meel fog oo aanay si sahlan uga soo noqon karin geyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ambi ↴
faambi [m.l]
1. Si aan habboonayn oo wax loo cuno. 2. Qasidda wax nidaamsan la isku qaso. ld faambiyid. faambiyid
faambi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/isay; -iyi)
1. Si aan habboonayn wax u cunid. 2. Wax nidaamsan isku qasid.
faambin [m.dh]
ld faambiyid. faambiyid
faambiyid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faambi². ld faambi¹, faambin. faambi, faambin
qaambixid [m.dh]
ld qaanbixid.
kaambi [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Horay iyo gadaal si welwelsan ugu socosho.
waddar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid si khayaano ama xoog badan ku dilid. 2. Ambin; luggoyn. ld wedder².
afartambixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld afartanbixi.
afartambixid [m.dh]
ld afartanbixid.
afartambixin [m.dh]
ld afartanbixin.