ambiyeer-beege
(m.l) (-gayaal, m.l/dh)(fiis.) Qalab lagu cabbiro xaddiga qulqulka danabka ee mareeg danab. Ambiyeer beegga waxa mareegta loogu xidhaa si taxane ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ambiyeer-beege ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg