amiir
(m.l)1. Waxaruhu marka ay ka go'aan naaska hooyadood oo ay gooni u daaqaan; aaran. 2. ld ammiir.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh amiir ↴
xamiir [m.l]
Qashinka badda ama webigu di-badda u soo saaraan.
amiirnimo [m.dh]
ld ammiirnimo.
ammiir [m.l] (-rro, m.dh)
Taliye; madax qoon; suldaan. ld amiir² (2).
ammiirnimo [m.dh]
Ammiir ahaansho. ld amiirnimo.
damiir [m.l]
Wax la xiriira garaadka aadanaha oo fara wanaagga xumahana ka reeba.
khamiir [m.l]
1. Badar cajiiman, muddo la huuriyo si loo dubi karo. 2. Badar yar, cajiiman oo canjeero, bur iwm lagu fixiyo.
khamiir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Badar cajiiman khamiir noqosho.
khamiiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Khamiir ka dhigid.
khamiirid [m.f.dh]
eeg khamiir².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg