amma
(Xiriiriye | Conjunction)

ld ama.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh amma

faan [m.l]
Hadal aan dhab ahayn oo cid lagu ammaano.

maal [m.l]
1. Hanti. 2. ld maashi. (-lal, m.l) Neef irmaan oo cid la ammaanaysiiyo si uu u intifaacsado. 3. ld maalid.

maali [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
Cid neef irmaan ammaanaysiin.

raasammaal [m.l]
1. Hantida asaasiga ah ee ganacsi lagu bilaabo; lafo. 2. Hanti qof leeyahay. ld raasumaal.

raasammaali [m.l] (-iyiin, m.dh)
Qof hanti badan leh. ld raasummaali.

xammaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Xoolo, wax dhammaaday ahaansho.

xammaagid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xammaag.

xammaal [m.l]
ld xammaali.

xammaal [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Dusha wax ku qaadid.

xammaali [m.l]
Qof ay shaqadiisu tahay in uu dusha wax ku qaado. ld xamaal¹, xamaali, xammaal¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg