ammaag
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

Ciid ku aasid (god, dab iwm). ld amaag.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ammaag

xammaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Xoolo, wax dhammaaday ahaansho.

xammaagid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xammaag.

amaag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, gtay)
ld ammaag.

amaagan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay)
ld ammaagan.

amaagan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld ammaagan².

amaagid [m.dh]
ld ammaagid.

amaagnaan [m.dh]
ld ammaagnaan.

amaagnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ammaagnaan.

ammaagan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay)
Wax la ammaagay noqosho (god, dab iwm). ld amaagan¹.

amma [Xiriiriye | Conjunction]
ld ama.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg