ammaanayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)1. Ka a.: wax ammaano ahaan cid uga qaadasho. 2. Ku a.: cid ammaano u dhiibasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ammaanayso ↴
ammaanaysasho [m.f.dh]
eeg ammaanayso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg